Madaxweyne Deni oo booqashidii ugu horeysay ku tegay Addis ababa, lana kulmay.. (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Adiss Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya masuuliyiinta shirkadda duulimaadyada Itoobiyaan Airlines. Masuuliyiinta uu Madaxweynuhu kulanka la qaatay ayaa kala ahaa Guddoomiyaha ( CEO) shirkadda duulimaadyada Itoobiya Mr. Tewolde Gebre Mariam, Ku-xigeenka Madaxa Qorshaynta iyo Iskaashiga Mr. Busera Awel iyo Madaxa Suuqgeynta Geesta … Continue reading Madaxweyne Deni oo booqashidii ugu horeysay ku tegay Addis ababa, lana kulmay.. (Sawirro)